Waxa hadli doona xogo ku saabsan soomaliya awoodaheedii iyo waxyaabo kale oo xiiso runtii waa laga maarmaan in aad ogaato taariikhda dalkaaga .
Quwadihii soomaray soomaali waxaa kamida axmed gurey oo ahaa geesi soomaaliyeed difaacayna deegaanada soomaaliyeed iyo diinta islaamka ,wuxu ahaa nin awood badan wuxuuna ku jihaaday xabasho jibaad la'aan waa sharaf la'aan umada muslimkuna markay ka tageen maanta halkay marayaan waala arkaa laakiin wuxuu leeyahay shuruud micnaheedu maaha in wakhti walba la jihaadayo waxa kaloo uu ubaahan yahay diyaar garaw inaad haysato lamida ama udhigma cadawgaaga .
Waxaa kamida awoodihii soomaaliyeed dawladii siyaad barre.
Siyaad barre wuxuu ahaa nin soomaaliyeed oo dalka jecel waxuuna gaarsiiyey harumar aad ubadan waxa la odhan karaa majiro madaxwayne soomaaliyeed oo qabtay intii siyaad ama ku dhow ,lkn wuxuu ahaa nin kursi jecel madaxda soomaaliyeed badankoodu waa kursi jecel yihiine, wuxu ahaa nin arxan daran oo shacabkiisii xasuuqay hadhcad kursi jacayl aawadii ; hadaba deegaanada la xasuuqay sida dalkay soomaliland xasuuqiisa ma ahayn reer gaara laakiin waxay ahaayeen calooshooda ushaqaystayaal la socday siyaad barre.
Waxa kale oo uu ahaa nin aan diinta ku fiicnayn waxuuna laayey culimo soomaaliyeed.
Burburkii soomaliya
Yaa burburiyey soomaliya?
Somaliya waxa burburiyey dawlada shisheeyo oo dhagaro u maleegay isla markaana cadaawad u qabay uma soomaaliyeed iyo dhamaan dadka muslimiinta ah ,qaabab badam way baabiiyeen sida qabiilada la hubeeyo iyo jabhado si dawlada loo baabiiyo ama daciifiyo ,waxay dadku inta badan yaqaanaan in jabhadihii sida ay itoopiya hubsiin jirtay ,siday dawlad aan awood badan lahayn marka loo eego somaliya dalkeedana difaaci kari way day usamaynkartaa arintan.
Sidoo kale waxa jiray in dadka qaxoontiga itoopiya lo geeyey waxna lagu siin jiray waxuuna qorshe la diyaariyey xataa iyadool la qaxin waala sii diyaarinayey taasina waxay muujineysaa in gacmo shisheeye ku jireen waxna dalalka qaarna way cadaysteen dagaakii 1977kii .
Comments
Post a Comment