the Nile River

Wabiga furaat waxa uu kamid yahay wabiyada ugu waawayn aduunka'wuxuuna ku yaala koonfurra qaarada eeshiya  .

Waa mid kamida nimcooyinka ilaahay siiyey adoomahiisa qayb kamida oo aad ugu inti faaca isla markaana waxay u adeegsadaan waxyaabo farabadan sida caabitaan ahaan ku beerashada dalagyada kala duwan sida xabuubta saytuunka iyo waxyaabo kale oo aad utiro badan waxa kale laga sameeyey kaydad biyood taasi oo suuro galinaysa ' inlaga sameeyo ama laga dhaliyo tamarta laydhka ,si looga maarmo mashiimada tamarta soo saara ee shidaalka ku shaqeeya isla markaana dhaqaale loo badbaadiyo .
Talaabadan biyaha laydhka in laga dhaliyo waxay leedahaay faa'iidooyin horleh waxaana kuugu filan inuu laydhkaagu noqonaya mid aad u madax banaan tahay si kasta oo dagaalo u dhacaan ama ku safrida bada joogsado ama yaraato taasina ay keento in helidii qalabka mashiinada la waayo ama yaraado sidoo kale keenay sa in shidaalku kaco.

      Wabiga furaat waxa uu maraa wadamaa

1:turkiga
2:ciraaq   iyo wadamo kale .


Nabi muxamed عليه السلاة والسلام
                  
Waxa uu sheegay inay janada ka yimaaadaan waxu sheegay  4 wabi 2ba kamida ay muuqdaan 2da kale ay qarsoon yihiin waxa uuu labada muuqda ku sheegay inay yihiin furaat iyo niilka 

Comments