Yemen
Yemen waa dal carbeed oo ku yaala qaarada aasiya waa dal muslima oo leh taariikh aad ufog waxaa ka talin jiraya boqor tooyooyin badan waxaa kamida ahaa
Saba;
Boqortooyadii saba waxay ahayd boqortooyo wayn oo ilaahay siiyey nimcooyin fara badan fawaakih khudaar iyo khayraad kale oo aad u fara badan ilaa qofka safayaa aanu sahay qaadan jirin waayo meel walba waxa yaaley khudaar iyo waxyaabaha ay dadku beertaan badan kooda, waxay lahayd magaalada laga taliyaa kayd biyood oo aad uwayn,dadka nimcada haysaa way la qabsadaan kuma shukriyaan badan koodu siduu alle wayne sheegay .
Boqor kamida boqortadii soo maray ayaa ilaaway dayac tirkii biyo xidheenka ka dibna wuu burburay dadkiina waxay ukala yaaceen xaga jasiirada carab ta sida
*sucuudiga
*masar
*xabashida iyo meelo
Waxay taariikhyahanadu sheegaan in tigrey ka mid yahay dadka ka yimi yemen oo ay carab yihiin iyaga iyo eletariyaanku.
Dalalka uu xuduuda la wadaago
*sucuudiga
*jabuuti
*somaliland
*cumaan
Waxay lamahayd waxsoosaar badan
*waxay somalidu u dhoofin jirtay oo ay ka samayn jireen maryaha
*khudaarta iyo waxyaabo kale.
Waxa xusid mudan in yemen lagu soo duulay lana burburiyey
Waxa qayb kamida haysata shiico.
Comments
Post a Comment