Somalia production

Somaliya

Somaliya waa dalka mida dalal waynaha afrika gaar ahaan geeska afrika .
Somaliya waxay leedahay taariikhda fac wayn oon mawduuc lagu soo koobi karin ,xiligii midawgii somaliya iyo somaliland waxay ahayd dalka 2aad ee awooda badan qaarada afrika waxay ahayd libaaxii afrika ,dhulka xabashida oo gumaystuhu gali waayey ayey mudo kooban gacan ta ku mari say .




Waxsoo saarka

1.muuska ,
Waxay leedahay muuska ugu wanaagsan aduunka oo dhan inta la ogyahay
2.xoolaha nool ,
Waxay caanku tahay xoolaha sanadkastana waxay dhoofisaa malaayiin xoola ah,
3.khudaarta   
sida 
* basasha

* baradhada

*yaan yada ama tamaan dhada

*saladhka

*qumbaha

*qajiga

*toonta 

         Iyo qaybo kale oo badan 


Somaliya waxay leedahay bada ugu dheer qaarada afrika laakiin dadkeedu wuu ka gaajoonayaa .


Waxay somaliya ahayd qarniyadii lasoo dhaafay dalalka ugu qanisan ee afrika ama dalalka carabta gaar ahaan khallijka waxay siin jireen xoolaha iyo caawimooyinkale.

Maanta somaliya waxay ku jirtaa dalalka ugu faqiirsan aduunka ama afrikaba .  

Burburkii soomaliya kadib waxaa baaba ay warshadii dalka sida warshadii sonkorta ee bariga ta ugu wayn ahayd  iyo dharka ,warshadii sibidhka ,caanaha,fooxa,hubka iyo warshado kale oo badan  .



Waxa laga sugayaa in libaaxii afrika dib usoi noqon doono ,ragii shalay itooliya qabsaday 
Ciidamada afrika ilaalinayaan oo xashidu waxay rabaan ka samaynayaan dalka guduhiisa waa nasiib daro musiiba ayaa ku dhacday dawladii soomaaliya libaaxii afrika.

Comments