Soomaliland waa dalka kamida dalalka carabta ,waxayna kutaalaa geeska afrika waxay xoriyada qaadatay 1960kii 'badabeed waxay la midawday dawlada somaliya waxayna dib uga goosatay 1991 .
Caasimada dalka soomaliland waa hargaysa waxayna leedahay madax wayne xukunka ku yimaada codka shacabka ama nidaamka dimuqraadiyaa waxay leedahay gole baarlamaan gole wasiiro '
Waxa soomaray madaxwaynayaal dhowra sida cabdirahmaan tuur ,madaxwayne cigaal ,daahir riyaale kaahin ,siilaanyo,iyo ina biixi oo hada madaxwayne ah dalka soomaliland.
Laakiin dawlada soon lama ictiraafsana keedii horena soomaaliya ayuu ka raacay waana dalku caaana dhawaalaha waxsoosaarka beeraha ,dhaqashaa xoolaha iyo waxyaabao kale oo badan.
Comments
Post a Comment