Region Kismayo

 Maagaalada kismaato waa magaalo soomaaliyeed kuna taala dalka soomaaliya ama koonfurta soomaliya 'waa xarunta gobolka jubada hoose , waa mid kamida magaalooyinka ugu muhiimsan dalka soomaaliya waa magaalo leh xadaarad xog waxayna kamid tahay magaalooyinka ugu muhiimsan dalka soomaaliya,waxayna xidhiidh dawlada goboleedyada soomaaliya. 


     Warshadii kismayo 


Kismaayo waxay lahayd warshada sonkorta taas oo ahayd mida ugu wayn bariga afrika ,waxayna ahayd warshad muhiima kana mida warshadaha waawayn ee dalka soomaaliya kuyaalay xiligii siyaad barre ,nasiib daro waxa dhacaday in dagaaladii lagaga soo horjeeday.maamulka siyaad barre lagu burburiyey mustaqbalkii dadka soomaaliyeed. 


In madaxwayne la rido iyo warshado la baabiiyo badhna la iibiyo maxaa iska galay .


Burburkii dabadii maxaa dhacay?


Burburkii soomaliya dabadii waxaa dhacay in warshadihiina burburaan,dalkii soomaaliya ee isku filnaa waxna dhoofin jiray noqdomid wax loosoo dhoofiyo isla markaana macaluul ka jirto; dhinaca awooda oo ayna ahayn dalalka afrika ugu awooda badan aynu noqono kuwa ugu awooda yar

Comments