resources of the African continent

 Khayraadka afrika

Qaarada afrika waxay ka mid tahay qaaradaha ugu fiican ee ku lugta leh dhaqaalaha aduunka .

Dalalka galbeedku waxay alaabaha iyo cuntooyinka ugu badan usoo dhoofiyaan qaarada afrika,isla markaana waxay ka helaan dhaqaale aad ubalaadhan oo aan qiyaas lahayn,waxa dalalka qaarkood ay usoo dhoofiyaan waxyaabi liita taasi oo sababta iney cuduro ka qaadaan , waxa kale oo ay sameeyaan iney yasaan si ay u ay u aaminsiiyaan iney yihiin dad liita ,kuna nool dhul liita.


      Waxsoo saarka qaarada afrika 

1: hargaha

2: khudaarta kala duwan

3 : xoolaha nool 

4:shidaalka

5:macdanta

6:dahabka iyo waxyaabo kale oo fara badan.


    Maxay afrika uga dhismi laadahay dawlad xoog badan


Tani waxay leedahay sababo badan  waxaa kamida ;

1: afrika waxay leedahay macdan fara badan isla markaana lageeyo wadamada reer galbeedka iyo macdano qaaliya xataa (yuuraaniyam) waxa ka dhalay sa in wadamada galbeedka iyo marayakanka albaab ka xidhmayo,sidaa  daraadeed wa in ay ladagaalamaan inay dawlad ka dhalato.

2: afrika waa marin ay maraan alaabaha ,hubka iyo waxyaabo kale oo tagaya wadama galbeedka ama ay dhoofinayaan ,hadii dawlad wayn ka dhisanto maraykan iyo reer galbeed waxna tagi maayaan kana bixi maayaan ilaa dawladaa waxay rabto ay usameeyaan tani waxay ka dhigaysaa gabi ahaanba inay burburaan awood ahaan iyo dhaqaale ahaan ,wax badan oo ay afrika usoo dhoofin jireen way samaysanayaan dhaqaale la'aan way ku sababaysaa .

Si ay uga hortagaan waa iney markaa la dagaalamaan xaqiraan dadka madow ,laakiin wax waliba waa is badalayaan idan alle wayna awoidaysan doonaan.

Comments