Country ithopia

 Itoopiya  waa dal kamida afrika  gaar ahaan dalalka geeska afrika waa dal leh xaadaarad waxa uu leeyhay dhul balaadhan oo ku haboon wax beershada 

   Waxyaabaha ay beeraan waxaa kamida .


1: qaadka 

2:barashada

3:basasha

4:muuska  iyo waxyaabo kale 


Itoobiya waxay xuduud lawadaagtaa dalalka


1:somaliya 

2:Somaliland

3:jabuuti

4:iletariya

5:suudaan iyo

6:kiiniya


Dalka itoopiya malaha wax bada isla markaana waxay ku tiirsan yihiin xeebaha soomaalida oo ay wax kala soo degaan.

Waxa layaableh waxay itoobiya haysataa oo ay gumastaa degaan soomaaliyeed hadii dhiig leedahay waa maxay sababta nin waalaalkood gumaysanaya usoo dhowaysanayaan .


Itoobiya waa dal aan laguumaysan waxayna dagaal kala hor tageen gumaystihii una diideen inuuu soo galo dalkooda is hor imaad kasta oo dhaca waxayna ahayd dawlad guuna .

Waxa kale waxa oo itoobiya dagaal dhex maraya dawladii soomaaliya libaaxii afrika itoobiya waxay kala kulan tay dhirbaaxo wayn waxa  laga laayey ciidan badan iyo qaar la qabtay ilaa uu ciidankii awooda lahaa ee soomaaliyeed ku dhowaaday caasimada dalka itoobiya,

Waxa se dagaalka kusoo biiray dawlado kale oo shisheeye oo taageeraya dalka itoobiya soomaaliya ma helid garab xoogan 

Waxaa kamid ahaa dalalkii la saftay itoobiya 


1:kuuba

2:dawlada ku sheega islaa'iil

3:yaman   gaar ahaan qolada shiicada ,nin dal muslima dagaal ku soo qaaday siduu maanta u fifaaci muslimiinta,waxay u badan tahay i ey dano gaara leeyihiin.

4:midawgii soofiyeet ,oo ay somaliya  eriday.


Wixii dhacay waa dhaceen balse waxay xaqiiqadu tahay qofka soomaliga ahi waa mid cadawgiisa yaqaan laguna yaqaan inuu aarsado 1000 sano kadiba ha noqotee .ninkii dadkeena adoonsaday ee haldoorkeeni dilay sayid maxamed cabdale xasan ,      wakhtigay doonta ha noqotee soomaali way midoobi cadaygeedana baabiin doontaa.

Comments